Dastuur

Destuur

Dastuur (Af Ingiriis : constitution; Af Carabi : ar‎) waa qaanuunka ama heshiiska ugu sareeya ee xadida haykalada aasaasiga ah ee dawladi leedahay iyo nidaamka xukunka ee xeer u ah shacab ama bulsho nidaam wadaaga, nidaamkaasi ha ahaado mid jamhuuri ah am mid boqortooyo ah waxaa kale oo uu dastuurku xadidaa sawirka xukuumadda sida jamhuuriyad barlamaani ah ama mid raysalwasaare leh. Dastuurku waashayga qofkasta xaqiisa u damaanad qaadaa.

maamulku waxa uu ka koobanyahay sadaex oo kala ah maamulaka sharciyaynta oo ah baarlamaanka iyo maamulka fulinta oo ah madaxa dawladi leedahay sida golaha wasiirada ama madaxwaynaha ama boqorka iyo golaha xeerilaalinta sadexdaba waxa maamula dastuurka


© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search