Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1969

Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya

Doorashada Baarlamaanka waxay ka dhacday Soomaaliya 26 Maarso 1969. Waxaana ka qabgalay 64 xisbiyo siyaasadeen, qayba kamid ah xisbiyadaas waxaa la aasaaasay doorashada inta aaneey dhicin.[1] Natiijooyinka doorashada waxaa ku soo baxay [[SYL], iyagoo helay 73 baarlmaankuna uu ka koobnaa 123 Kursi. Wadarta, 27 xisbi ayaa helay, laakiin wax yar uun kadib doorashada, qaybo badan oo ka mid ah xildhibanada xisbiyada yeryer waxay ku biireen SYL. Markaas SYL Waxay heshay 109 kursi dhamaankii bishii Maajo, waxaa kaloo la si jirta iyagoo gacan ka helayey xisbiga SNC. taasna, waxay dhalisay, in ay fursad uhelaan SYL kalsoonida 120 ee 123 kursi.[2]

  1. Soomaaliya Isbahaysigii xildhibaanada Soomaaliya
  2. Doorashooyinkii ka dhacay Soomaaliya Kaydka doorashooyinka ka dhaca afrika

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search