Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 1986

Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya

Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Waxay dhacday Diseembar 23, 1986 waxayna ahayd markii ugu horay oo la qabtay Doorashooyin Guud ee Doorasho Madaxweyne taasoo eheyd doorasho hal dhinac ah oo codka la siinayayXisbiga Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed XHKS isla xoghayaha xisbiga ahaana Madaxweynihi xukunki kaligi taliska ahaaMaxamed Siyaad Barre ayaa ahaa Murashaxa kaliya ee u taagnaa xilkaas asagi ayaana ku guuleeystay.


© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search