Islaam

Firqooyinka diinta Islaamka ee ah Sunniyiinta, Mahdavia, Ahl al Quran, ghair madhhabi, Ahmadiyya, Ibadi, Shiica, iyo Suufi.
Shahadah
Xajka oo kuyaalo Sacuudi Carabiya waxuu ka mid yahay Shanta Tiir ee islaamka.
Islaam

Islaam (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : Islam; loogu dhawaaqo: al-'islām) macnihiisane "Waa isu dhiibid Allaha", kalmada Islam waxey ka timid kalmada carabiga ah oo loola jeedo salaam ama nabadgalyo. Waa diinta oo ka tirsan diimaha Ibraahiim, ee usoo dhiibay nabigii ugu danbeeyay ee Muxamed oo ka dib la isticmaalo ducada "nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee". Nacaybta ama horjeedka diinta Islaamka waxaa loo bixiya Islaamofoobiya[1][2]

Islaamka kooxo badan ayay leedahay, sidaa Shiicada, Sunniyiinta, Ahlu Quraan, Ibaadinimada, iyo Ghair madhhabiyaasha. Dhulka Soomaaliya waxaa diinta ilaalin u ahaa oo weliba dhawrid u ahaa waa qaranka Darwiish uu Qusuusigii Diiriye Guure madax ka ahaa, uu Ismaaciil Mire na abaanduul guud ka ahaa.

Diinta islaamka waa diin wanaagsan oo Allah noogu soo dhiibay nabigeena suuban ee muxammad (scw) NNKH wuxuu ahaa nabigii ugu dambeeyay ee lasoo diro kadib nabi ciise(cs)

  1. Islām—The Way to God by Submission (en)
  2. Iimaan Run ah Waa Waddada Nolol Farxad Leh

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search