Ra'iisul wasaarayaashii Soomaaliya

Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya (Af Ingiriis : Prime Minister of Somalia) waa madaxa dowlada wadanka Soomaaliya. Tan ilaa 1956dii, markii la aasaasay xafiiska Ra'isal Wasaaraha, waxaa wadanka Soomaaliya ra'isal wasaare ka noqdey 22 qof oo iska dambeeyay xilka. Qofkii ugu horeeyay ee xilka qabta wuxuu ahaa Cabdullahi Ciise Maxamuud kaasi oo talada hayay wakhti ka horeysay Xornimadii Soomaaliya. Maanta waxaa xafiiska ra'isal wasaaraha Dawladda federaalka Soomaaliya ku fadhiya Xasan Cali Khayre,[1] kaasi oo soo magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed "Farmaajo".

  1. The first Prime Minister was Abdullahi Issa Mohamud, who served prior to independence in the Trust Territory of Somaliland. The incumbent Prime Minister of the Federal Republic of Somalia is Hassan Ali Khayre.

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search