Ruwaayad

Qoraalka laxanka hees Af Ingiriis ah

Ruwaayad (Af Ingiriis : performance; Af Carabi : ar‎) waa bandhig faneed iskugu jira heeso, tixo, majaajilo, sheeko iyo shactiro, kaasi oo loogu talogalay in lagu madadaaliyo dad. Ruwaayada Waxaa lagu all bandhiga meel masrax ah, qaar kale waxaa la soo gudbiyaa ayagoo u habaysan sida filimaanta.

Guud ahaan waxaa ruwaayada marka hore alifa abwaan, ka dib waa la qoraa, waxaana lagu daraa heeso, muusig, iyo majaajilo ilaa ugu dambeynta loo dhiibo fanaaniin iyo jilaa soo bandhiga ruwaayadaas.


© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search