Majeerteen

Maxamed Harti { Soomaali ( Cusmaani: 𐒑𐒖𐒃𐒜𐒇𐒂𐒜𐒒,Laatiin: Majeerteen. ); ( Carabi: ماجرتين ; ingiriisi: Macherten, Majertain, Ama Mijurtin} waa Beel kamida beelaha Soomaaliyeed, Ee ugu saamaynta Badan Guud ahaan Bulshada Soomaalida, Gaar ahaan Soomaaliya. Waxay beeshanu Degtaa Gobolada Bari, Nugaal, Mudug, Jubbada Hoose, iyo Gobolka Doolo, Ee Soomaali Galbeed.

sidoo kale waxay Degaan Meelo kamida Dalka Cumaan.

Deegaanada Majeerteen
majeerteen clan Inhabitant Area.
Abaanduulihii daraawiishta.
Abshir Dhoorre - Abaanduulihii daraawiishta.
Majeerteen
ماجرتين

Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Yemen
 Cumaan
 Itoobiya
 Kenya
Luqada

Af-Soomaali, Iyo Af-Carabi

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Dishiishe, Reer-Darawiish, Geri Koombe, Warsangali , Mareexaan, Ogaadeen Iyo Qabaa'il kale oo Daarood ah.


© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search