Af Soomaali

Soomaaliya
Af-Soomaali
اللغة الصومالية
Dhalad u ahSoomaaliya, Jabuuti, Kiinya, Itoobiya
U ah afka hooyo34 milyan Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali  (2019)[1]
Qoyska luqada
Hab qoraalkaLatin (Rasmi), Farta Carabiga, Farta Cismaaniya, Borama, kadariya
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmi Soomaaliya
( Soomaaliland)
 Jabuuti
Koodka luqada
ISO 639-1so
ISO 639-2som
ISO 639-3som
{{{1}}}

Af-Soomaali waa luqad Afro-Aasiyatik ah oo ay leedahay laanta Kushiitik . Waxay afka hooyo u tahay Soomaalida ku nool dhulka Soomaaliweyn iyo qurbo joogta Soomaaliyeed. Afk Soomaaliga waa afka rasmiga ee Soomaaliya[2] , luqadda qaranka Jabuuti , iyo luqad ka shaqeeysa gobolka Soomaalida Itoobiya iyo sidoo kale Waqooyi Bari Kenya. Afka Soomaaliga wuxuu si rasmi ah ugu qoran yahay xarfaha Laatiinka.

Daabacadaha Af-Soomaaliga[3]
  1. Nationalencyklopedin "Världens 100 största språk 2007" The World's 100 Largest Languages in 2007
  2. Constitution of the Republic of Somaliland, November 10, 2019
  3. Buugag iyo Qormo Dhigashada…

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search