Afti Dastuurka Soomaaliya, 1979

Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya

Aftida Dastuurka waxay ka dhacday Soomaaliya 25 Agoosto 1979. Waxaa dastuurkaan cusub lagubadalay kii 1961, wuxuuna ka dhigay Dawlad-hal xisbi ah madaxwenaha ayaa ahaanaya cidda kaliya ee saraysa. Waxaana lagu ansixiyey 99.78% ee codad.[1]

  1. Doorashooyinka Soomaaliya Kaydka Doorashooyinka Afrika

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search