Beer

Kani waa maqaal ku saabsan beeraha. Maqaalo kale fiiri "beero". Haku khaldin beer noole ee xayawaanka.
Beer

Beer, Beero (wadar) (ingiriis: agriculture; carabi: زراعة) waa nidaamka abuurida, korinta, xanaaneynta iyo soo saarida dhir laga sameeyo cunto, dhar, daawo, hooy iyo guud ahaan manafaac taageera nolosha dadka, xoolaha, xayawaanka iyo inta ku tiirsan. Beeruhu waa aasaaska nolosha iyo jiritaanka nolosha, iyo barta ay ka soo uunkantey horumarka xadaarada aadamaha. Waxa jira noocyo badan oo beero ah kuwaasi oo lagu qiyaaso in ay ka kooban yihiin ilaa 375,000 oo nooc. Dhirtu waxa ay ka kooban tahay qaar iniinyo leh (Seed plants) iyo qaar aan lahayn. Waxak ale oo ay kakooban tahay qaar qodax leh iyo qayb aan qodax lahayn haba yaraatee.

Beeraha
Beer lagufalayo Dibi Wadanka Indunisiya

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search