Burao Burco برعو | ||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Magaalo | ||||||||
| ||||||||
Dalka | ![]() | |||||||
Gobol | Togdheer | |||||||
Degmo | Burco | |||||||
Joogga | 1,037 m (3,402 ft) | |||||||
Tirada dadka | ||||||||
• Dhammaan | 280,000 | |||||||
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) | |||||||
Furaha | +25263 (Somaliland) |
Burco (af Ingriisi: Burao, af Carabi: برعو) waa magaalo ku taala bartamaha baaraxa Oogo. Maamul ahaan, waxay ku taala gobolka Togdheer ee dalka Somaliland. Burco waa caasimada Labaad ee dalka, waliba waa magaalo qiima badan leh kadib markii shir lagu qabtay oo lagu aasaasayay jamhuuriyadda Somaliland. Togga Togdheer ayaa magaalada dhexmarta oo laba u qaybisa marka ay roob dhacdo, laakin laba biriij ayaa isku xidha labada qaybood ee magaalada: Biriija Cusub iyo Deero Bridge.
Ninkii ugu horeeyay ee burco guri daara ka dhista iyo masaajid wuxuu ahaa nin la odhan jiray Sheikh Cismaan Nuur kana soo jeeda beel waynta Habar Awal Ciise Muuse ah na ninka aasaasay magaalada oo aha Sheekh Beledka
© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search