Jini

Jini

Jinku waa noole ka mid ah abuurka Ilaahay (s.w.t), kuwaas oo ku nool oogada sare ee dhulkaa.

Jinka oo sida dadka u nool qoysas, qabiilo iyo bulshooyin ayaa ah wax isha bani-aadamku qaban karin.

Sidoo kale, si la mid ah aadamaha ayaa Jinku u dhashaa, jidhkiisu u koraa, ugu dambayna u dhintaa.

Sida diintu inoo sheegtay, jinku wuxuu leeyahay ilbaxnimooyin iyo xadaarado isaga u gaar ah.Jinku wuxuu leeyahay diimo kala duwan, sida muslimiin,masiixiyiin,jinku waxay qabtaan howlo aan dadka u fududayn inay qabtaan.


© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search