Puntland

Puntland
Dawladda Puntland ee Soomaaliya
Maamul Goboleedka Puntland
اقليم أرض البنط

Puntland State of Somalia
Calanka Puntland Astaanta Puntland
Halkudheg: "iskaa" (wax )
"u " (qabso)
[[File:{{{Map}}}|alt=|Map of Somalia with Puntland highlighted|250px]]
Magaala Madax Garoowe
Magaalada ugu weyn Boosaaso
Magaalada ugu dadka badan Boosaaso
Luqadda
(Afka)
Soomaali (Xoogaa Carabi ah)
Magaca kale Dawlad goboleedka Puntland
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntlnd
(Puntaland)
Xukunka
Nooca
G Baarlamaanka
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni
Madaxwene ku xigeen Axmed Karaash (Kaah)
Sharci dajinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Xubnaha U Matala (Baarlamaanka Soomaaliya)
Aqalka Hoose 31 ee ah tirada 275 (2.9%)
Aqalka Sare 8 ee ah tirada 54 (14.8%)
Konfodareeshin Agosto 26, 2013 (12th)
Bedka  Heerka 4aad
Wadarta 100 km2 (39 sq mi)
Berri 50 km2 (19 sq mi)
Biyo (%) 50 km2 (19 sq mi) (50%)
Heerka Soomaaliya 0.2% ee 637,65 km2
Tirada Dadkka  Heerka 9aad
Wadarta (2013) 5 Milyan (2022)
Tira sanadeed (2013) Error in convert: Value "<strong" must be a number (help)
WSG  Heerka 3aad
Wadarta (2011) C$3.624 billion
Qof qof C$1,556 (3aad)
Furayaasha
Furo Posto SO (gaarka PL)
ISO 3166-2 SO-PL
Waqtiga UTC+3
Furaha Po PL
Midab
 ciraad
Summad
 Xiddig
Midab
 ciraad
Website jiro/ Ma jiro
Dhamaan heerka Gobolada

Dawladda Puntland ama Buntland Af-Carabi:( أرض البنط) waxay si rasmi ah u tahay Dowlad goboleedka Puntland, waa Dawlad goboleed ku yaalo woqooyi bari ee dalka Somaaliya. Dawlad-goboleedkan caasimadiisu waa Garoowe, gobolka Nugaal. Puntland waxay xuduud la leedahay GOBOLADA WOQOOYIGA SOOMAALIYA oo ka xiga Galbeedka iyo Gacanka Cadmeed oo ka xiga Woqooyiga, dhinaca Bariga waxaa ka xiga Marinka Gardafuul iyo Badwaynta Hindiya. Dhinaca Koonfurta waxaa ka xigo Gobolada dhexe ee soomalia, KoonfurGalbeed waxaa ka xiga wadanka Itoobiya. Puntland waxay ka Talisaa Amma Hoos imaada sadex meelood oo meel Gabi ahaanba Dhulka Soomaaliya, Tirada dadka waxaa lagu qiyaasaa inka badan 4 miliyan oo qof. Magaca Puntland waxuu kayimi dhulkii uduga oo ay aqoonjireen masaarida oo gobolada waqooyi bari kadhoofsan jiray uduga, kumanaan sano kahor.


© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search