Sabuur

Kitaabka Sabuur

اسم الله
#FFFFFF

Maqaalkaan waa tix ka mid ah tixaha:
Islaamka

Sabuur Zabuur Kitaabka Sabuur (ingiriis: Book of Psalms; carabi: ﺯﺑﻮﺭ, macanaha: zimra "hees" "muusig", ﮐﺘﺎﺏ ﺩﺍﻭﺩ, "kitabul Daa'uud", "kitaabki Daa'uud"; Hebrew: ְהִלִּי, micnaheedu tahay: "amaan", "amaanid") waa kitaabka diinta Zabuur ee Ilaahay (koreeyee) ku soo dejiyay Nebi Daa'uud.[1][2] Intaasi waxaa dheer, kitaabka Sabuur waxaa la barbar-dhigaa ama lagu sheegaa in uu yahay turjumaada kitaabka, Kitaabka quduska "Psalmska" ee dadka Yuhuuda ah ee reer bani Israa'iil. Ereryga "zabuur" (ﺯﺑﻮﺭ) waa mid ah af-carabi kaasi oo asal ahaan lagu micneeyay inuu ka yimid ereyga "zimra" ee luuqada Hebrewga taasi oo macnaheedu tahay "hees ama "muusik" [3]

Buugga Sabuurradii waxaa ku kooban 150 gabay.[4]

Sabuur 83:18 waxaa ku qoran: ‘Adigoo magacaagu Yehowah yahay baad tahay Ilaaha ugu sarreeya dunida oo dhan.’

Sabuur 83:18 waxaa ku qoran: ‘Adigoo magacaagu Yehowah yahay baad tahay Ilaaha ugu sarreeya dunida oo dhan.’ (Geneva Bible, 1560)

Si kastaba ha ahaatee, waxaa khubarada diinta Islaamku u aqoonsan tahay in kitaabka Sabuur tahay waxyigii Alle (s.w) ku soo dejiyay Nebi Daa'uud; kuwaasi oo uu qoray Nebi Daa'uud naftiisa iyo isku duba rideen intii raacsanayd asaga ka dib markii uu geeriyooday. Kitaabka Sabuur waxaa ka horeeyay Kitaabka Towraad ee Alle (s.w) ku soo dejiyay Nebi Muuse, waxaana ku xigay Kitaabka Injiil ee Ilaahay u soo waxyooday Nebi Ciise.[5][6]

  1. "Sabuur Zabuur Kitaabka Sabuur"
  2. "ingiriis: Book of Psalms; carabi: ﺯﺑﻮﺭ, macanaha: zimra "hees" "muusig", ﮐﺘﺎﺏ ﺩﺍﻭﺩ, "kitabul Daa'uud", "kitaabki Daa'uud"; Hebrew: ְהִלִּי, micnaheedu tahay: "amaan", "amaanid""
  3. Gabayo Quduus ah oo Qalbi Qaboojis iyo Waxbarid Keena (Sabuur)
  4. Gabayo Quduus ah oo Qalbi Qaboojis iyo Waxbarid Keena
  5. Kitaabka Towraad ee Alle (s.w) ku soo dejiyay Nebi Muuse
  6. Kitaabka Injiil ee Ilaahay u soo waxyooday Nebi Ciise

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search