Saylac

Maqaal ku saabsan magaalo taariikhiga ah ee Saylac, faahfaahin fiiri Saldanadii Adal
Saylac

زيلع
Saylac is located in Somaliland
Saylac
Saylac
Meesha ay dhacdo magaalada Saylac
Coordinates: 11°21′14″N 43°28′26″E / 11.35389°N 43.47389°E / 11.35389; 43.47389Coordinates: 11°21′14″N 43°28′26″E / 11.35389°N 43.47389°E / 11.35389; 43.47389
CountryFile:Flag of somalia.svg Somaliland
GobolkaSalal
DegmadaDegmada Saylac
Tirada dadka
 • Dhammaan8,600
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longm" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longEW" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "coordinates_display" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longs" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longd" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latNS" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "lats" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latd" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latm" (this message is shown only in preview).

Saylac (Carabi: زيلع; Wadaad: سيلع; Af Ingiriis : Zeila ama Zaila) waa magaalo xeebeed taariikhi ah oo ku taala gobolka Salal ee dalka Somaliland. Magaalada waxay ku taalaa waqooyi-bari Gobolka Awdal, waxayna aad ugu dhowdahay wadanka Jabuuti oo u jirtaa ilaa 120 km. Magaalada Seylac oo ah mid qadiimi ah oo aad u taariikh dheer ayaa wakhti xaadirkan magaalo-madax u ah gobolka Selel oo ah gobol cusub ooy magacaabtey dowlada Somaliland. Seylac waxaa loo aqoonsan yahay ineey jirtey tan iyo wakhti ka horeeysay soo bixitaanka diinta Islaamka, midaasi oo ah goobaha ugu taariikhda dheer qaarada Afrika, iyada oo ay ku yaalaan meelo fara badan oo taariikhi ah hase yeeshee ka turjumaaya taariikhda geeska Afrika gaar ahaan tan Soomaalida. Waxa laga soo xigtey sahamiyayaal Roman iyo Giriig ah in qarnigii 1aad Sey|lac dhisneyd isla markaana lahayd maamul caasimadeed iyo hogaan heer sare ah. Tan iyo horaantii soo bixitaanka diinta Islaamka magaalada Seylac waxay ahayd hooy waxbarasho, ganacsi, dhaqan, ilbaxnimo, xadaarad iyo maamul boqortooyo. Qiyaastii qarnigii 7aad ilaa 8aad ayaa diinta Islaamku ku soo fidey magaalada Seylac oo wakhti kooban ku noqotay hooyga diinta ee guud ahaan qaarada Afrika, gaar ahaan gobolka geeska Afrika.

Badhtamihii qarnigii 9aad ayaa maagaalada Seylac waxay aasaas iyo saldhig u noqotey biloowgii Boqortooyadii Adal, midaasi oo ka talin jirtey deegaanadaas mudo qarniyo ah ilaa laga soo gaadhayay qarnigii 14aad markii ay gaadhay meesha ugu sareeysay ee deegaanada geeska Afrika. Wakhtiyadii ku xigay waxaa caasimada qadiimiga ah la wareegay Boqortooyadii Cusmaaniyiinta oo xukumayay tan iyo goortii ay kala wareegtay Boqortooyada Ingiriiska.


© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search